HomeWararSawiro:Farxad Saacado kadib usku bedeshay Murugo iyo kala orod

Sawiro:Farxad Saacado kadib usku bedeshay Murugo iyo kala orod

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 19 ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 60 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib marki uu qarax weyn ka dhacay xalay goob ay ruwaayad ka socotay oo ku taalla magaalada Manchester, ee dalka Ingiriiska. Qaraxa ayaa dhacay waxyar kadib marki uu bilowday bandhig dhinaca heesaha ah oo ay qabaneysay fanaanada reer Mareykan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 19 ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 60 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib marki uu qarax weyn ka dhacay xalay goob ay ruwaayad ka socotay oo ku taalla magaalada Manchester, ee dalka Ingiriiska.

Qaraxa ayaa dhacay waxyar kadib marki uu bilowday bandhig dhinaca heesaha ah oo ay qabaneysay fanaanada reer Mareykan ee Ariana Grande.

- Advertisement -

Booliska Ingiriiska waxay sheegeen in qarraxani ay u tixgelinayaan inuu yahay mid argagixiso.

Ra’isulwasaaraha Ingiriiska Theresa May oo ka hadashay weerarka Manchester ayaa ku tilmaantay weerar argagixiso oo ba,an.

Sawiro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts