HomeWararCiyaartoydii Kooxda Kubbadda Cagta ELMAN,oo Caafimaadkooda laga deyrinayo

Ciyaartoydii Kooxda Kubbadda Cagta ELMAN,oo Caafimaadkooda laga deyrinayo

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa laga deyrinayaa xaalada Cafimaad ee ciyartoy ka tirsan Naadiga kubadda Cagta ee ELMAN,oo xalay ku dhaawacmay Gaari nooxa raaxada ah oo ay sarnaayeen oo lagu rasaaseeyay deegaanka Calamada oo ah inta u dhaxeysa Magaalada muqdisho iyo degmada Afgooye. Gaariga la rasaaseeyay ayaa waxaa ku geeriyooday Yuusuf Cali Xeydar oo ahaa Macalinka labaad Kooxda Bariga Dhexe, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa laga deyrinayaa xaalada Cafimaad ee ciyartoy ka tirsan Naadiga kubadda Cagta ee ELMAN,oo xalay ku dhaawacmay Gaari nooxa raaxada ah oo ay sarnaayeen oo lagu rasaaseeyay deegaanka Calamada oo ah inta u dhaxeysa Magaalada muqdisho iyo degmada Afgooye.

Gaariga la rasaaseeyay ayaa waxaa ku geeriyooday Yuusuf Cali Xeydar oo ahaa Macalinka labaad Kooxda Bariga Dhexe, waxaana uu dhaawac soo gaaray labo ciyaartoy oo u ciyaara Kooxda Elman.

- Advertisement -

Labada ciyaartoy ee dhaawacantay ayaa lagu kala magacaabaa C/llaahi Mayow iyo ciyaaryahan lagu naaneyso Zimbaabwe.

Mid kamid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa haatan lagu daweynayaa,iyadoona la soo sheegayo in xaaladooda caafimaad haatan ay tahay id aan wanagsaneyn.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts