HomeWararLacag Dhawr Milyan Kor U Dhaafaysa oo Laga Uruuriyey Xaflad xalay lagu...

Lacag Dhawr Milyan Kor U Dhaafaysa oo Laga Uruuriyey Xaflad xalay lagu qabtay M/Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xarunta  madaxtooyada Somaliland oo lagu qabtay munaasibada xuska 18 May oo qaaraan uruurin loo badelay ayaa xalay laga uruuriyey lacag dhan saddex milayn iyo boqol kun oo doolar in ka badan, waxaana munaasibadaasi  ka soo qayb galay ganacsatada waaweyn ee Soomalilinad  iyo marti sharaf kale. Madaxweynaha Somaliland oo munaasibada hadal ka jeediyey ayaa farrin qaaraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta  madaxtooyada Somaliland oo lagu qabtay munaasibada xuska 18 May oo qaaraan uruurin loo badelay ayaa xalay laga uruuriyey lacag dhan saddex milayn iyo boqol kun oo doolar in ka badan,

waxaana munaasibadaasi  ka soo qayb galay ganacsatada waaweyn ee Soomalilinad  iyo marti sharaf kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland oo munaasibada hadal ka jeediyey ayaa farrin qaaraan uruurin ah u diray bulshada munaasibada isugu timi, wuxuunu khudbadiisa kaga hadlay madaxweynuhu muhiimada ay leedahay in laysku tiirsado, wax lays taro iyo in loo gurmado dadka ay  abaaruhu aafeeyeen oo ku xoolo belay .

Munaasibada qaaraan uruurinta oo toos looga daawanayey warbaahinta kahowlgasha deegaanada maamulkaasi  ayaa waxa ka soo qayb qaatay shacabka somaliland ee qurbaha ku sugan, iyaga oo liiska qoraalka iyo adeegyada kala duwan ee lacagaha lagu diro kaga soo qayb qaatay qaaraaanka.

.Soomaliland ayaa kamid ah meelaha ugu badan ay saameeysay abaarta sanaddkan kudhufatay meelo badan oo kamid ah Soomaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts