HomeWararSawiro:Roobkii Xalay ka Da'ay Muqdisho oo saameyn ku yeeshay Dadweynaha

Sawiro:Roobkii Xalay ka Da’ay Muqdisho oo saameyn ku yeeshay Dadweynaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xalay Magaalada muqdisho degmooyinkeeda kala duwan waxaa ka Da’ay roobkii guga kaas oo si aad ah looga dareemay gudaha Magaalada Caasimadda ah ee muqdisho. Roobka ayaa bilaawday shalay gelinkii dambe,waxa u s gaaray ilaa xalay Saqdhii dhexe,iyadoona uu jiro khasaarooyin kala duwan oo uu gaarsiiyay dadka barakacayasha ah ee ku nool qeybo kamid ah Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay Magaalada muqdisho degmooyinkeeda kala duwan waxaa ka Da’ay roobkii guga kaas oo si aad ah looga dareemay gudaha Magaalada Caasimadda ah ee muqdisho.

Roobka ayaa bilaawday shalay gelinkii dambe,waxa u s gaaray ilaa xalay Saqdhii dhexe,iyadoona uu jiro khasaarooyin kala duwan oo uu gaarsiiyay dadka barakacayasha ah ee ku nool qeybo kamid ah Magaalada muqdisho.

- Advertisement -

Qaar kamid ah degmooyinka Gobolkaan Banaadir oo aan kormeer ku tagnay ayaa waxaa Wadooyinkeeda Biyo dhigay roobkii xalay halka Wadooyinka qaar uu jaray Roobka.

Gawaarida dadweynaha qarkood ayaa la arkayay iyagoo aan gaareynin goobihii horay looga raaci jiray kaas oo dadka qaarkood ay cagtooda maalayaan.

Sawirqaade Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jakaarta)

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts