HomeWararDhageyso:-Dowladda Somaaliya oo sheegtay in uu qof walba xaqiisa heli doono

Dhageyso:-Dowladda Somaaliya oo sheegtay in uu qof walba xaqiisa heli doono

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sidaas waxaa fagaare ay ku sugnaayeen kumanaan Muwaadiniin Somaali ah ka Sheegay Wasiirka 1,aad ee  Xukuumada Mudane Xasan Cali kheyre Ra.iisul Wasaare kheyre ayaa carabka ku dhuftay in qofwalba oo muwaadin ah heli doono xuquuda oo uu ku leeyahay dowlada Somaliya oo ah hada mid soo kabasho ku jirta, waxa uu u jeediye shacabka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sidaas waxaa fagaare ay ku sugnaayeen kumanaan Muwaadiniin Somaali ah ka Sheegay Wasiirka 1,aad ee  Xukuumada Mudane Xasan Cali kheyre

Ra.iisul Wasaare kheyre ayaa carabka ku dhuftay in qofwalba oo muwaadin ah heli doono xuquuda oo uu ku leeyahay dowlada Somaliya oo ah hada mid soo kabasho ku jirta, waxa uu u jeediye shacabka uu ra,iisul Wasaaraha u yahay in ay la shaqeeyaan dowlada si loo helo dowlada mideysan oo ay iskuduubni u muujiyaan.

- Advertisement -

Ra,iisul Wasaare kheyre ayaa inta badan waxa uu fagaarayaasha munaasabadaha uu ka qeyb galo oo uu ka jeediyaa hadalo ay ka muuqato wadaninimo waxa uuna marwalba shacabka uu kala dardaarmaa in ay garab istaagaan dowlada lana shaqeeyaan laamaha amaanka dowlada si ay u yaraadaan falalka amni daro ee dalka ka dhaca.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts