HomeWararDhageyso:-Imtixaanka dugiyada Sare oo Siwadajir ah Berito u bilaabanaya

Dhageyso:-Imtixaanka dugiyada Sare oo Siwadajir ah Berito u bilaabanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maalinta Sabtida ee oo Beri ku beegan taariikhduna tahay 20 Bisjay Mey ayaa la filayaa in ay sitoos ah u bilaawdaan imtaaxaanka heerka dugsiga Sare oo ay qaadeyso dowlada Somaliya oo sanadkan ay gali doonaan 23,000 oo arday Ajandayaal badan oo muhiim ah oo looga hadlay kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada ayee ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalinta Sabtida ee oo Beri ku beegan taariikhduna tahay 20 Bisjay Mey ayaa la filayaa in ay sitoos ah u bilaawdaan imtaaxaanka heerka dugsiga Sare oo ay qaadeyso dowlada Somaliya oo sanadkan ay gali doonaan 23,000 oo arday

Ajandayaal badan oo muhiim ah oo looga hadlay kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada ayee ka mid eheed qaadista imtaxaanaadka ayaga oo War-bixin ka dhageystay Wasiirka Wasaarada waxbarashada Golaha Wasiirada

- Advertisement -

Wasiirka War-faafinta Mudane yariisow ayaa sheegay in ay tahay arin hormar ah qaadista intaaxanaadka waxa uuna ka cod saday in ay aad oga shaqeeyaan war-Baahinta tabinta iyo la socodka imtaaxaanaadka

Sanadkan ayaa ah kii sadaxaad oo ay dowlada Somaliya qaadeyso imtaxaan mideysan oo ay galaan ardayda dhameysatay waxbarashada heerka dugsiga sare kuwaas oo ka baxay iskuulada ku yaala dhamaan dalka Somaliya .

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts