HomeWararSAWIRO:Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho...

SAWIRO:Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho lagu qabtay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaaraaha Somaaliya Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geedi Gudoomiyahii hore ee Baarlamanka Somaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Sheekh Aadan(Madoobe) Axmed Diiriye Cali iyo Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhqanka Somaaliyeed xildhibaano  iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Somaaliya iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaaraaha Somaaliya Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geedi Gudoomiyahii hore ee Baarlamanka Somaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Sheekh Aadan(Madoobe) Axmed Diiriye Cali iyo Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhqanka Somaaliyeed xildhibaano  iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Somaaliya iyo waliba dad ku dhow 2000 oo qof.

Dhamaan dadkii ka qeybgalay Munaasabada ayaa waxay sheegeen in Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu yahay nin mudan xilka loo dhiibay islamarkaana ka soo bixi kara waajibkiisa qaran ee loo igmaday.
Sidoo kale waxay ugu baaqeen in uu ka sahqeeyo amniga iyo horumarka Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho oo waqtigaan ah mid ka soo kabsaneysa dhibaatooyinkii ay soo martay.

Sawiro

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts