HomeWararMilliteriga Turkiga oo sheegay inay dileen Maleeshiyo ka tirsan Kooxda YPG.

Milliteriga Turkiga oo sheegay inay dileen Maleeshiyo ka tirsan Kooxda YPG.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay inay duqeyn ku dileen 11 ka tirsan Maleeshiydda YPG ee ka dagaalanta gudaha dalka Syria. Duqeyntaasi ayaa timid kadib, markii ay Kooxda YPG Hoobiyayaal la soo beegsadeen Tlis ay Ciiddnka Dowldda Turkiga ku lahaayeen DEgmadda Seylanpinar ee Koonfurta Turkiga. Waa iska horimadkii maalintii 3-aad dhex maray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay inay duqeyn ku dileen 11 ka tirsan Maleeshiydda YPG ee ka dagaalanta gudaha dalka Syria.

Duqeyntaasi ayaa timid kadib, markii ay Kooxda YPG Hoobiyayaal la soo beegsadeen Tlis ay Ciiddnka Dowldda Turkiga ku lahaayeen DEgmadda Seylanpinar ee Koonfurta Turkiga.

- Advertisement -

Waa iska horimadkii maalintii 3-aad dhex maray labada dhinac, kadib, markii ay Diyaaradaha Dagaalka Turkiga beegsadeen Dagaalyahano ka tirsan Maleeshiyadda YPG  oo ay Dowladda Marayknka tageerto.

Dowladda Turkiga waxay u arkaan Maleeshiyadaasi koox argagixiso oo xiriir la leh Maleeshiyadda Xisbig Shaqaalaha Kurdishka ee PKK, kuwaasi oo tan iyo sannadkii 1984-kii dagaallo ka waday gudaha Turkiga.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts