HomeWararWaqooyiga Kuurya oo tijaabisay Gantaal wax yar kadib fashilmay.

Waqooyiga Kuurya oo tijaabisay Gantaal wax yar kadib fashilmay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Milliteriga dalkaasi waxay saakayto Gantaal Balaastik ah ku tijaabiyeen meel dhanka Waqooyiga kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Pyongyang. Waa Gantaalkii 4-aad ee tijaabadiisa lagu fashimay tan iyo bishii March ee la soo dhaafay. Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in Gantaalka Waqooyiga Kuurya ee fashilmay noociisu ahaa KN 17 ee Ridada Dhexe, kaasi oo burburay wax yar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milliteriga dalkaasi waxay saakayto Gantaal Balaastik ah ku tijaabiyeen meel dhanka Waqooyiga kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Pyongyang.

Waa Gantaalkii 4-aad ee tijaabadiisa lagu fashimay tan iyo bishii March ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in Gantaalka Waqooyiga Kuurya ee fashilmay noociisu ahaa KN 17 ee Ridada Dhexe, kaasi oo burburay wax yar kadib markii la ganay.

Milliteriga Koonfurta Kuurya ayaa iyagana sheegay in Gantaalkaasi laga ganay Gobalka PUCHANG, isla markaana uu burburay dhowr daqiiqo kadib, markii uu gaaray fogaan dhan 71-KM.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Tijaabadda saakayto ayaa timid iyadoo uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Rex Tillerson uga digay Golaha Ammaanka ee QM haddii ay ku guuldaraystaan Barnaamijka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya inay taasi horseedi karto Cawaaqib masiibo ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts