HomeWararWiil Dhallinyaro ah oo ay biriq ku dishay Tuulladda Cumar Beere ee...

Wiil Dhallinyaro ah oo ay biriq ku dishay Tuulladda Cumar Beere ee duleedka Afgooye.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka naga soo gaarayo Tuulladda Cumar Beere oo 7 KM dhanka Galbeed kaga toosan Degmadda Afgooye, ayaa waxay sheegayaan inuu halkaasi ka da’ay Roob mahiigaan ah oo ay ku doogsadeen dadka iyo duunyada, wuxuuna Roobku biyo dhigay Harrooyinka Deegaankaasi. Dhinaca kale, Wiil dhallinyaro ayaa waxa uu shalay galab abaarihii 04:30 daqiiqo waxa ku geeriyooday Tuulladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo Tuulladda Cumar Beere oo 7 KM dhanka Galbeed kaga toosan Degmadda Afgooye, ayaa waxay sheegayaan inuu halkaasi ka da’ay Roob mahiigaan ah oo ay ku doogsadeen dadka iyo duunyada, wuxuuna Roobku biyo dhigay Harrooyinka Deegaankaasi.

Dhinaca kale, Wiil dhallinyaro ayaa waxa uu shalay galab abaarihii 04:30 daqiiqo waxa ku geeriyooday Tuulladda Cumar Beere, kadib, markii ay ku habsatay Biriq ku soo dhacday Deegaankaasi.

- Advertisement -

Sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ehelladda Marxuumkaasi waxay magaciisa ku sheegeen C/qaadir Xasan Isaaq oo 13-jir ahaa, kaasi oo ay biriqda ku dhacday xilli uu ka soo laabanayey Beer ku taalla bannaanka Tuuladaasi.

Waxaa la sheegay inuu jirkiisa go’go’ay, waxayna Biriqda bohol weyn ka qoday halka ay ku dhacday.

 

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts