HomeWararDhageyso:Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay in ay dhaceyso Berri oo 30-ka...

Dhageyso:Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay in ay dhaceyso Berri oo 30-ka bisha ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyay in maanta Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha ay hortagayaan Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulkaasi,oo waxa ay jeedinayaan khudbadahooda Musharaxnimo. Gudoomiyaha Gudiga doorashada Galmudug Maxamed Xasan Geele ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxaa uu ku sheegay in jadwalka doorasho sidii loo dajiyay aan waxba laga badalin,waxaana uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyay in maanta Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha ay hortagayaan Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulkaasi,oo waxa ay jeedinayaan khudbadahooda Musharaxnimo.

Gudoomiyaha Gudiga doorashada Galmudug Maxamed Xasan Geele ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxaa uu ku sheegay in jadwalka doorasho sidii loo dajiyay aan waxba laga badalin,waxaana uu sheegay in maanta ay qorsheeyeen in 3-da musharax ee u tartameysa xilka Madaxweynaha Galmudug in ay jeediyaan khudbadahooda maalinta Berrita ahna ay dhacdo Doorashada Madaxweyna Maamulkaas.

- Advertisement -

Halkan ka dhagesyo Xildhibaan Geele Gudoomiyaha Gudiga:

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts