HomeWarar(DHAGEEYSO): -Maleeshiyadii Is-hor istaagay Cali Khalif oo sheegay inuu kasoo Dagi karin...

(DHAGEEYSO): -Maleeshiyadii Is-hor istaagay Cali Khalif oo sheegay inuu kasoo Dagi karin Buuhoodle.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Taliyaha Ciidamadaasi hogaaminaya ayaa Amaro cusub  kasoo saaray isticmaalka Garoonka diyaaradaha magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaana u sheegay in eysan Garoonkaasi kasoo dagi  Karin Diyaaradaha ka imaanaya magaalada Hargeysa xili uu maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladaasi. Waxaa uu tilmaamay sidooakale in uusan madaxweynaha Khaatuma Cali Khaliif Galeyr mardanbe kasoo dagi Karin Garoonka oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidamadaasi hogaaminaya ayaa Amaro cusub  kasoo saaray isticmaalka Garoonka diyaaradaha magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaana u sheegay in eysan Garoonkaasi kasoo dagi  Karin Diyaaradaha ka imaanaya magaalada Hargeysa xili uu maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladaasi.

Waxaa uu tilmaamay sidooakale in uusan madaxweynaha Khaatuma Cali Khaliif Galeyr mardanbe kasoo dagi Karin Garoonka oo ay heestaan Ciidamo maleeshiya ah oo shalay madaxeynaha udiiday inuu ka duulo Garoonka Buuhoodle.

- Advertisement -

Xaalada magaalada ayaa kacsan kadib xiisadii shalay waxaana madaxweynaha maamulka Khaatuma safarka dhulka ah uu ku tagay Haregeysa markii ciidamadaasi udiideen  inuu ka boxo Garoonka Magaalada Buuhoodle waxaana uu isla maanta uduulay Jabuuti oo uu wada hadal  kula leeyahay Madax kasocota Soomaaliland.

Halkaas Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Taliyaha.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts