HomeWararMurashax Madaxweyne Caddow Cali Gees: ”Waxba kama jiraan inaan u tanaasuli doono...

Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees: ”Waxba kama jiraan inaan u tanaasuli doono Murashax Xasan Sheekh”.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hadal ka soo baxay Xafiiska Ololaha Doorashadda ee Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees ayaa lagu beeniyey wararka sheegaya inuu Murashaxaasi heshiis la gaaray Murshax Xasan Sheekh Maxamuud iyo inuu ka tanaasuli doono Tartanka Doorashadda Madaxtinimadda Somalia. Afhayeenka Xafiiska u ololeynaya Murashax  Madaxweyne Caddow Cali Gees oo la hadlay Radio Dalsan ayaa gaashaanka ku dhuftay arrintaasi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Xafiiska Ololaha Doorashadda ee Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees ayaa lagu beeniyey wararka sheegaya inuu Murashaxaasi heshiis la gaaray Murshax Xasan Sheekh Maxamuud iyo inuu ka tanaasuli doono Tartanka Doorashadda Madaxtinimadda Somalia.

Afhayeenka Xafiiska u ololeynaya Murashax  Madaxweyne Caddow Cali Gees oo la hadlay Radio Dalsan ayaa gaashaanka ku dhuftay arrintaasi, oo ay qaar ka mid ah Saxaafadda qoreen inay  ilo ku sugan Villa Somalia ka soo xigteen inuu Murashax Caddow Cali Gees u tanaasuli doono Murashax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay isku hayb yihiin.

- Advertisement -

“Marnaba lagama yaabo inuu Murashax Caddow Cali Gees u tanaasulo Murashax Xasan Sheekh Maxamuud, waxna kama jiraan inay ka wada hadaleen qoddobkaasi” ayuu yiri Afhayeenkaasi, oo intaasi sii raaciyey in Shaqsiyaadka u ololeynaya Murashax Xasan Sheekh faafiyeen Borobogaandadaasi.

Dhinaca kale, Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees ayaa la saadaalinayaa inuu rajo xooggan ka qabo  xilka Madaxweynaha JFS,  waana Siyaasi galaangal badan oo saaxiibo badan ku dhex leh Labada Aqal ee BFS, isagoo  muddo dheer ahaa Mudane ka tirsan BFS.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts