HomeWararMadaxweyne Al-bashiir oo eedeeyey Sirdoonka dalka Masar

Madaxweyne Al-bashiir oo eedeeyey Sirdoonka dalka Masar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweyne Omar Hassan Al-bashiir ayaa sheegay inay Dowladda Masar gabaad iyo taageero siiyaan Kooxaha dagaalka kula jira Ciiddanka Dowladiisa. Wareysi uu siiyey Telefishinka Al-arabiya waxa uu carrabka ku dhuftay inay Sirdoonka Masar taageeraan Maleeshiyadda ka dagaalantaGoballadda Daarfuur, Blue Nile iyo Koonfurta Kordofaan.. “Madaxweynaha Masar, C/fataax Al-sisi waa nin wanaagsan ii saaxiibkay ah, balse, Sirdoonka Masar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Omar Hassan Al-bashiir ayaa sheegay inay Dowladda Masar gabaad iyo taageero siiyaan Kooxaha dagaalka kula jira Ciiddanka Dowladiisa.

Wareysi uu siiyey Telefishinka Al-arabiya waxa uu carrabka ku dhuftay inay Sirdoonka Masar taageeraan Maleeshiyadda ka dagaalantaGoballadda Daarfuur, Blue Nile iyo Koonfurta Kordofaan..

- Advertisement -

“Madaxweynaha Masar, C/fataax Al-sisi waa nin wanaagsan ii saaxiibkay ah, balse, Sirdoonka Masar ayaan eedeynayaa” ayuu yiri Madaxweyne Al-bashiir.

Waxa uu intaasi ku daray inay Dacwad u gudbin doonaan QM, haddii aysan Masar joojinin xadgudubyadda iyo sheegashadda qeybo ka mid ah dhulka Sudan ee ku teedsan Xuduudka Labada Waddan.

Milliteriga Masar waxay sannadkii 1995-kii qabsadeen dhul cabirkiisu dhan  yahay 10,000 oo mayl oo isku wareeg ah oo ka tirsan Sadderx Geesoodka Xalayeb.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynaha Sudan waxa uu beeniyey inay marti geliyeen dhowr xubnood oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Akhwaanu-muslimiinka laga mamnuucay dalka Masar.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts