HomeWararMuwaadin Somali-Maraykan la sheegay isagoo cabsan inuu shil galay oo maanta la...

Muwaadin Somali-Maraykan la sheegay isagoo cabsan inuu shil galay oo maanta la maxkamadaynayo.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Asad Ahmed Farah oo 32-jir ah ayaa la filayaa in maanta la soo taago Maxkamad ku taalla Degmadda Mankato ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka. Eedeysanahaasi ayaa la sheegay in isagoo sarqaansan uu maalintii Sabtida la soo dhaafay gaarigiisa ku burburiyey qeybta hore ee  Dukaan  lagu iibiyo Hilibka Xalaasha iyo Cuntada oo ku yaalla Degmadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Asad Ahmed Farah oo 32-jir ah ayaa la filayaa in maanta la soo taago Maxkamad ku taalla Degmadda Mankato ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Eedeysanahaasi ayaa la sheegay in isagoo sarqaansan uu maalintii Sabtida la soo dhaafay gaarigiisa ku burburiyey qeybta hore ee  Dukaan  lagu iibiyo Hilibka Xalaasha iyo Cuntada oo ku yaalla Degmadda Mankato.

- Advertisement -

Boliska ayaa la sheegay inay soo qabteen Eedeysanaha wax yar kadib, markii lagu wargeliyey dhacdadaasi.

Taliyaha Boliska Mankato, Dan Schisel ayaa sheegay inuu Eedeysanuhu gaariga kaxeeyey isagoo sarqaansanaa. Waxaana lagu soo oogay Fal-dembiyeedka heerka 2-aad, lana filayo in maanta la soo taago Maxkamadda.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts