HomeWararSomali-Norwegian sannadkii hore Haweeney Maraykan ku dilay London oo berri lagu dhawaaqayo...

Somali-Norwegian sannadkii hore Haweeney Maraykan ku dilay London oo berri lagu dhawaaqayo Xukunkiisa.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Zakaria Bulhan oo ah Somali-Nowegian ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Old Bailey oo ku taallo magaalladda London, waxaana lagu soo oogay inuu sannadkii hore dilay Haweeney Maraykan, isla markaana dhaawacay 5 kale. Eedeysanaha oo dalka Britain u soo guuray sannadkii 2002-dii ayaa beeniyey inuu dil geystay, balse waxa uu qirtay inuu dhowr qof dhaawacay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Zakaria Bulhan oo ah Somali-Nowegian ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Old Bailey oo ku taallo magaalladda London, waxaana lagu soo oogay inuu sannadkii hore dilay Haweeney Maraykan, isla markaana dhaawacay 5 kale.

Eedeysanaha oo dalka Britain u soo guuray sannadkii 2002-dii ayaa beeniyey inuu dil geystay, balse waxa uu qirtay inuu dhowr qof dhaawacay.

- Advertisement -

Ninkaasi oo dhimirka ka xanuunsan ayaa la sheegay inuu bishii August  3-dii ee sannadkii hore uu Fagaaraha Russell Square ee magaalladda London ku dilay Haweeney Maraykan oo la oran jirey Dariene Horton,oo 64-jir ahayd.

 

- Advertisement -

Zakari Bulhan oo 19-jir ah waxa kale oo uu Tooreey ku dhaawacay 5 qof oo jidka marayey.

Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamadda Maxkamadda Old Bailey , Jutice Spencer ayaa la filayaa inuu berrito ku dhawaaqo Xukunka uu muteystay Ninkaasi, waxaana  meesha laga saaray inuu falkaasi ahaa Fal Argagixiso.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts