HomeWararDEG DEG : Musharxinta isbadal doonka oo ku heshiiyey iney isugu shubaan...

DEG DEG : Musharxinta isbadal doonka oo ku heshiiyey iney isugu shubaan codadka wareega 2-aad

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Golaha Isbahaysiga ee Isbedel Doonka Murashaxinta Madaxweynaha Oo Shir Jaraid Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ay Sheegen In Hadii Tirada Codadka ee DoorAsha Isku Soo Haraan Golaha Ay Ku Midaysanyihin Isbedelka Iyo Musharx Xasan Shekh Dhanka Isbedelka Waxa Ay Go’an Ku Gaaren Cidii Cod Badato Codadka Loogu Shubi Doono Musharax Kasocda Golaha Isbedelka Donka ee Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Isbahaysiga ee Isbedel Doonka Murashaxinta Madaxweynaha Oo Shir Jaraid Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ay Sheegen In Hadii Tirada Codadka ee DoorAsha Isku Soo Haraan Golaha Ay Ku Midaysanyihin Isbedelka Iyo Musharx Xasan Shekh Dhanka Isbedelka Waxa Ay Go’an Ku Gaaren Cidii Cod Badato Codadka Loogu Shubi Doono Musharax Kasocda Golaha Isbedelka Donka ee Madaxweynaha JFs.

Shirka jaraaid oo ay joogeen ku dhawaad 10 musharax oo ay ka mid ahaayeen Shiikh Shariif ,Farmaajo, iyo Faroole waxa ay sida muuqata ku balameen in codadka la siiyo kii wareega 3 aad uso gudbo ama 2 aad

- Advertisement -

 

Warbixinta oo sawiro wadata la soco foot dhaw

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts