HomeWarar(DHAGEEYSO):- Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyey Xiliga laqabanayo Doorashada madaxeynaha  Maamulkaas.

(DHAGEEYSO):- Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyey Xiliga laqabanayo Doorashada madaxeynaha  Maamulkaas.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddiga qabanqaabada Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado xarunta Kmg maamulkaas ayaa ka hadlay Jadwalka Doorashada iyo isbadal ay kusameeyeen xiliga araaji qabashada ayaa xubnaha Guddigu waxaa ay sheegeen in lakordhiyey ama wax laga badalay waqtiga Araaji qabashada oo ku ekeed Shanta Bishan waxaana hada lagu daray maalma kale iyadoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga qabanqaabada Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado xarunta Kmg maamulkaas ayaa ka hadlay Jadwalka Doorashada iyo isbadal ay kusameeyeen xiliga araaji qabashada ayaa xubnaha Guddigu waxaa ay sheegeen in lakordhiyey ama wax laga badalay waqtiga Araaji qabashada oo ku ekeed Shanta Bishan waxaana hada lagu daray maalma kale iyadoo ay ku ektahay 14-Bishaan.

Xildhibaan Maxamed Saciid Xassan Gudoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug  ayaa sheegay in doorashada ay dhaceyso 19-bishaan islamarkaana inta ka horeysa ay udiyaar garoobayaan qabsoomida doorashadaasi oo ay siiwadi doonaan howla horyaal tan iyo inta ay isbadal ku sameynayaan hogaanka Maamulkaas oo xildhibaanada Galmudug kalsoonidii ay kala laabteen madaxweynihii  maamulka ee Guuleed.

- Advertisement -

Xaalada siyaasadeed ee Galmudug aya a kacsaneed tan iyo markii xildhibaanada maamulkaas ay kalsoonidi kala laabeteen Cabdikariin Xuseen Guuleed oo diidan Goaanka xil ka qaadista  walina waxaa jira dhibaatooyin ka taagan Cadaado oo ay sababtay xaalada siyaasadeed oo uu  Galay maamulka waxaana shalay iyo maanta la xanibay Xildhibaano kusii jeeday Galmudug oo ka anbabaxayey Muqdisho.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Gudoomiyaha Doorashada.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

1

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts