HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo ku noolaa dalka South Sudan oo ka badbaaday...

Muwaadin Soomaali ah oo ku noolaa dalka South Sudan oo ka badbaaday isku-day dil.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wargeyska The Monitor ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa qoray in Dareewal Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdulle Xasan lagu dhaawacay Tuulladda Pageri ee Gobalka Magwi ee dalka Koonfurta dalka Suudaan. Dareewalkaasi oo 28 jir ayaa la toogtay xilli uu doonayey inuu ka soo baxsado Ammaan la’aanta caasimadda dalkaasi ee Jubba, waxaana toogashadaasi geystay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Monitor ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa qoray in Dareewal Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdulle Xasan lagu dhaawacay Tuulladda Pageri ee Gobalka Magwi ee dalka Koonfurta dalka Suudaan.

Dareewalkaasi oo 28 jir ayaa la toogtay xilli uu doonayey inuu ka soo baxsado Ammaan la’aanta caasimadda dalkaasi ee Jubba, waxaana toogashadaasi geystay mid ka mid ah Kooxaha Maleeshiyadda ee ku dagaalamayo  dalkaasi

- Advertisement -

Dareewalka Soomaaliga ayaa waxay xabbadda kaga dhacday meel ku dhow Jilibka, wuxuuna ku guuleystay inuu naftiisa iyo gaarigiisa kala soo baxdo weerarka Jidgalka ah ee lagu khaarijin lahaa, wuxuuna isagoo dhaawacan  gaaray Degmadda Nimule ee xadka K/Suudaan la wadaagto.

Wargeyska The Monitor waxa uu qoray in dhaawaca Dareewalka lagu daaweynayo goob caafimaad oo ku taalla Barta Kontoroolka ee Deegaanka Elegu oo ku taalla Waqooyiga dalka Uganda

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts