HomeCaalamkaDagaallo culus oo mar kale ka dhacay magaalada Khartuum

Dagaallo culus oo mar kale ka dhacay magaalada Khartuum

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Isku dhacyo xooggan ayaa laga maqlayay caasimadda Suudaan goor dambe oo Talaadii aheyd, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ka dib markii kooxaha millatari ee dagaallamayay in ka badan lix toddobaad ay ku heshiiyeen in la kordhiyo xabbad-joojinta looga golleeyahay in gargaarka loo oggolaado dadka rayidka ah. Ciidanka iyo Xoogaga Taageerada Degdega ah ee (RSF) ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Isku dhacyo xooggan ayaa laga maqlayay caasimadda Suudaan goor dambe oo Talaadii aheyd, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ka dib markii kooxaha millatari ee dagaallamayay in ka badan lix toddobaad ay ku heshiiyeen in la kordhiyo xabbad-joojinta looga golleeyahay in gargaarka loo oggolaado dadka rayidka ah.

Ciidanka iyo Xoogaga Taageerada Degdega ah ee (RSF) ayaa ku heshiiyey in lagu kordhiyo heshiiska xabbad-joojinta ee todobaadka ah shan maalmood ka hor inta uusan dhicin goor dambe oo Isniin ah.

- Advertisement -

Xabbad-joojintan ayaa ahayd mid dhexdhexaadin ah, waxaana si fog isha ugu haya Sucuudiga iyo Maraykanka oo sheegay in labada dhinacba ay ku xad-gudbeen, balse weli loo oggolaaday in gargaar la gaarsiiyo dad lagu qiyaasay 2 milyan oo qof.

Saacado ka hor inta aan la saxiixin kordhinta xabbad-joojinta, dadka deegaanka ayaa soo sheegay dagaal xooggan oo ka dhacay dhammaan saddexda magaalo ee isku xiga ee ka kooban caasimadda weyn ee Suudaan ee ku xeeran halka ay ku kulmaan webiga Niil – Khartoum, Omdurman iyo Bahri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts