HomeCaalamkaTaliban oo dishay hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Daacish

Taliban oo dishay hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Daacish

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyaha kooxda Daacish ee la rumeysan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii lagu hoobtay ee sanadkii 2021-kii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul, ayaa waxaa dilay maamulka Talibanka ee xukuma dalka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah. Duqeyn dhacday bishii Agoosto sanadkii 2021-kii, ayaa waxaa ku dhintay 170 qof oo shacab ah, iyo 13 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha kooxda Daacish ee la rumeysan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii lagu hoobtay ee sanadkii 2021-kii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul, ayaa waxaa dilay maamulka Talibanka ee xukuma dalka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah.

Duqeyn dhacday bishii Agoosto sanadkii 2021-kii, ayaa waxaa ku dhintay 170 qof oo shacab ah, iyo 13 askari oo Mareykan ah, xilli ay dadku isku dayayeen inay dalka ka baxsadaan, markii ururka Taliban ay la wareegeen talada dalkaasi Afghanistan.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Daacish, ayaa la dilay dhowr toddobaad ka hor, balse muddo ayay qaadatay in la xaqiijiyo dhimashadiisa, sida ay saraakiisha Mareykanka u sheegeen BBC-da iyo warbaahinta CBS.

Wali lama shaacin magaciisa.

Saraakiisha Mareykanka, ayaa sheegay inay ku ogaadeen sirdoonkooda in hogaamiyahaasi uu geeriyooday, inkastoo aysan faah faahin dheeri ah ka bixin, sida ay ku ogaayeen inuu ahaa shaqsigii ka dambeeyay weeraradii qaraxyada ahaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts