HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Dad isku qoys ah oo lagu laayay Koonfur Afrika

Wararkii ugu danbeeyay Dad isku qoys ah oo lagu laayay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in toban ruux oo isku qoys ahaa lagu dilay weerar lagu qaaday guri ay deganaayeen. Todobo dumar ah iyo saddex rag ah ayaa la dilay ka dib markii gurigooda oo u dhow magaalada Pietermaritzburg la weeraray subaxnimadii Jimcaha Wasiirka booliska Bheki Cele ayaa sheegay in laba tuhmane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in toban ruux oo isku qoys ahaa lagu dilay weerar lagu qaaday guri ay deganaayeen.

Todobo dumar ah iyo saddex rag ah ayaa la dilay ka dib markii gurigooda oo u dhow magaalada Pietermaritzburg la weeraray subaxnimadii Jimcaha

- Advertisement -

Wasiirka booliska Bheki Cele ayaa sheegay in laba tuhmane la soo qabtay, mid la toogtay mid kalena weli gacanta lagu hayo. Ujeedada ma cadda.

Koonfur Afrika waxa ay ka mid tahay dalalka ay dilalka ugu badan ka dhacaan.

Booliska ayaa markii hore lagu wargaliyay toogashada kadib markii dadka deriska ay maqleen dhawaqa rasaasta. Mr Cele waxa uu sheegay in mid ka mid ah dhibanayaasha uu da’diisu ahayd 13 jir.

- Advertisement -

Sida ay ku warameen warbaahinta gudaha, dableyda hubeysan ayaa u suuragashay in ay gudaha u galaan hantida, kadib markii ay iska dhigeen ciidamo boolis ah.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts