HomeCaalamkaDagaalkii Suudaan oo dib Qarxay & Xabbad joojintii Ciidda oo fashilantay

Dagaalkii Suudaan oo dib Qarxay & Xabbad joojintii Ciidda oo fashilantay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diblomaasiyiinta iyo muwaadiniinta u dhashay dalalka Mareykanka, UK, Faransiiska iyo Shiinaha ayaa lagu wadaa in laga soo daadgureeyo dalka Suudaan, iyadoo uu weli dagaalka ka socdo halkaasi, sida lagu sheegay war ka soo baxay ciidamada Suudaan. Madaxa ciidamada Fattah al-Burhan ayaa ogolaaday in la fududeeyo oo la sugo daadgureyntooda “saacadaha soo socda”, ayuu yiri. War […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diblomaasiyiinta iyo muwaadiniinta u dhashay dalalka Mareykanka, UK, Faransiiska iyo Shiinaha ayaa lagu wadaa in laga soo daadgureeyo dalka Suudaan, iyadoo uu weli dagaalka ka socdo halkaasi, sida lagu sheegay war ka soo baxay ciidamada Suudaan.

Madaxa ciidamada Fattah al-Burhan ayaa ogolaaday in la fududeeyo oo la sugo daadgureyntooda “saacadaha soo socda”, ayuu yiri.

- Advertisement -

War ka soo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in muwaadiniin u dhashay dalalka Britain, Mareykanka, Faransiiska iyo Shiinaha lagu soo daadgureynayo diyaarado kuwa xamuulka qaada ah oo ka imaanaya magaalada caasimadda ah ee Khartoum.

Taliyaha ciidanka Sudan Al-Burhan ayaa tacaalayaa loolan adag oo awoodeed oo uu kula jiro hoggaamiyaha kooxda ciidamada sida gaarka ah u taba baran ee Ciidanka Birmadka Degdegga ah oo ay iska soo horjeedaaan, . Boqolaal qof ayaa lagu dilay dagaallo todobaad socday oo ka dhacay guud ahaan dalka Sudan.

Qorshihii hore ee lagu daadgureeyn lahaa dadka ajnabiga ah ayaan la dhaqangelin cabsi dhanka badqabka awgeed ah. Sacuudi Carabiya ayaa sidoo kale ku dhawaaqday inay qabanqaabinayso daadgureynta muwaadiniinta Sacuudiga iyo muwaadiniinta “walalaha ah” ee ka imaanaya Suudaan.

- Advertisement -

Ciidanka Suudaan ayaa sidoo kale sheegay in ergadii dublamaasiyadeed ee Sucuudiga laga saaray.

Soomaaliya ayaa dhakeeda sheegtay inay soo daad gureysay arday dalkaas wax ku baranayey iyada oo saaka ay safaaradda Soomaaliya ee Sudan barteeda Facebook soo dhigtay, Mareeg ay ardadu iska diiwaan gelin karaan si looga badbaadiyo dagaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts