HomeCaalamkaMadaxa NATO oo Hub ku taageeraya Dalka Ukraine

Madaxa NATO oo Hub ku taageeraya Dalka Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in saadka hubka, gaar ahaan rasaasta ay ciidamada Ukraine u isticmaalayaan dagaalka Ruushku, inuu gabaabsi yahay, isla markaana ay tahay in dalalka Isbahaysigu inay kor u qaadaan wax soo saarka, si loo daboolo baahida Ukraine. Xoghayaha NATO ayaa intaas ku daray in Ruushku uu haatan bilaabay weeraro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in saadka hubka, gaar ahaan rasaasta ay ciidamada Ukraine u isticmaalayaan dagaalka Ruushku, inuu gabaabsi yahay, isla markaana ay tahay in dalalka Isbahaysigu inay kor u qaadaan wax soo saarka, si loo daboolo baahida Ukraine.

Xoghayaha NATO ayaa intaas ku daray in Ruushku uu haatan bilaabay weeraro cusub oo uu ku qaaday dhinaca bari ee dalka Ukraine, xilli lagu sii dhowaanayo sannadguuradii koowaad, ee ka soo wareegtay markii ciidamada Ruushku ay bilaabeen dagaalka Ukraine, xilligaas oo ku beegnayd, bishii February 24-keedii, ee sannadkii hore.

- Advertisement -

Stoltenberg ayaa u sheegay weriyayaasha, inay cadday in dhinaca saadka ay caqabadi ka taagan tahay, gaar ahaan, rasaasta, shidaalka iyo qaybaha kale ee qalabka dagaalka, isagoo sheegay inay tahay in saadka milateri uu gaadho Ukraine, ka hor inta aanay Ruushku la wareegin goobaha dagaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts