HomeCaalamkaMadaxweynaha Eritrea oo Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray

Madaxweynaha Eritrea oo Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa dowladda Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray ee qaybta ka ahayd collaadii muddada labada sanada ahayd ka socotay dalka Itoobiya. Wareysi uu Axaddii siiyay wargays maxalli ah ayuu madaxweynaha ku sheegay in dowladda Mareykanka ay riixaysay heshiiskii ay dhawaan gaareen TPLF iyo dowladda si aysan fallaagada Tigray ugu fashilmin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa dowladda Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray ee qaybta ka ahayd collaadii muddada labada sanada ahayd ka socotay dalka Itoobiya.

Wareysi uu Axaddii siiyay wargays maxalli ah ayuu madaxweynaha ku sheegay in dowladda Mareykanka ay riixaysay heshiiskii ay dhawaan gaareen TPLF iyo dowladda si aysan fallaagada Tigray ugu fashilmin dagaalka.

- Advertisement -

Heshiiska oo lagu gaaray dalka Koonfur Afrika bishii Novembar ee sanadkii la soo dhaaday, ayaa soo afjaray dagaal sokeeye oo lay ku dhinteen kummanaan qof halka malaayiin kale ay ku barakeen..

Mr Isaias, ayaa sidoo kale markii ugu horreysay qiray in boqolaal kun oo qof ay ku dhinteen dagaalkaas, inkastoo uusan faahfaahin ka bixinin tirada dadka u dhashay Eritrea ee ku wax yeeloobay dagaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts