HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Madaxweynaha dalka Ukraine oo Shil gaari galay

Wararkii ugu danbeeyay Madaxweynaha dalka Ukraine oo Shil gaari galay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil baabuur, sida uu Afhayeenkiisa shaaca ka qaaday. Baabuur rakaab ah ayaa ku dhacay baabuurkii Madaxeynaha iyo kii ilaalaadiisa oo ku sugnaa caasimadda Kyiv, Sergii Nykyforov ayaa hadal kooban sidaasi ku yiri. “Madaxweynaha waxaa markiiba baaritaan ku sameeyay dhakhtarkiisa, waxa uuna caddeeyay in wax dhaawac oo halis ah uusan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil baabuur, sida uu Afhayeenkiisa shaaca ka qaaday.

Baabuur rakaab ah ayaa ku dhacay baabuurkii Madaxeynaha iyo kii ilaalaadiisa oo ku sugnaa caasimadda Kyiv, Sergii Nykyforov ayaa hadal kooban sidaasi ku yiri.

- Advertisement -

“Madaxweynaha waxaa markiiba baaritaan ku sameeyay dhakhtarkiisa, waxa uuna caddeeyay in wax dhaawac oo halis ah uusan soo gaarin,” ayuu yiri.

Waxaana sidoo kale goobta lagu daweeyay darawalkii waday Gaariga rakaabka ah ee ay isku dhaceen gaadiidka madaxtooyada, waxaana lagu qaaday Gaari Ambalaas ah.

Mr Nykyforov ayaa sheegay in dhammaan arrimaha la xiriira shilka gaadiidka ay baarayeen saraakiisha amniga. Faah faahin intaas dhaafsiisan ma uusan bixin.

- Advertisement -

Shilkan ayaa yimid  ka dib markii Madaxweyne Zelensky, oo 44 jir ah uu Arbacadii booqday magaalada dib loo qabsaday ee Izyum, oo Ruushka u ahayd xudunta muhiimka ee saadka ee waqooyi-bari Ukraine,.

Maalmihii la soo dhaafay, ciidamada Ukraine ayaa dib u qabsaday dhul badan oo horay looga qabsaday, taasoo ku qasabtay ciidamada Ruushka inay dib u gurtaan inkastoo ay sheegeen in dib u gurashada ay tahay xeelad dagaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts