HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Boqolaal qof oo ku dhintay Roobab iyo daadad xoogan

Wararkii ugu danbeeyay Boqolaal qof oo ku dhintay Roobab iyo daadad xoogan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 900 oo qof ayaa ku dhintay dalka Pakistaan, iyadoo roobab xooggan oo sababay daadad ay ku dhufteen qeybo badan oo ka tirsan dalkaasi. Dhibanayaasha ayaa badankood ka soo jeeda Waqooyi Galbeed ee gobolka Khaybar, halkaas oo mas’uuliyiintu ay soo gaareen digniino hor leh. Webiga Kabul ayaa qararka jabsaday, isagoo cagta mariyay guryo iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 900 oo qof ayaa ku dhintay dalka Pakistaan, iyadoo roobab xooggan oo sababay daadad ay ku dhufteen qeybo badan oo ka tirsan dalkaasi.

Dhibanayaasha ayaa badankood ka soo jeeda Waqooyi Galbeed ee gobolka Khaybar, halkaas oo mas’uuliyiintu ay soo gaareen digniino hor leh.

- Advertisement -

Webiga Kabul ayaa qararka jabsaday, isagoo cagta mariyay guryo iyo hoteello. Dadka ku nool degmooyinka qaar ayaana lagu wargeliyay inay meelo kale oo ammaan ah u guuraan.

Ku dhowaad kun qof ayaa ku dhintay roobabka iyo daadadka tan iyo bishii June dowladda ayaana halkaasi ku daad gureyneysa ciidamo caawiya saraakiisha gudaha ee ka shaqeynaya howlaha samata bixinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts