HomeCaalamkaMareykanka oo war kasoo saaray howlgalka militeriga Shiinaha ee Taiwan

Mareykanka oo war kasoo saaray howlgalka militeriga Shiinaha ee Taiwan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay dhoollatuska iyo dabridka militeriga Shiinaha uu maalintii labaad ka wado meelo u dhow jasiiradda Taiwan. “Ficilka militeri ee Shiinaha waa mid aad u wayn, saamayn leh, si aan marmarsiiyo lahaynna u sii kicinaya xasarad,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken. “Ma jiro wax lagu salayn karo ficillada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay dhoollatuska iyo dabridka militeriga Shiinaha uu maalintii labaad ka wado meelo u dhow jasiiradda Taiwan.

“Ficilka militeri ee Shiinaha waa mid aad u wayn, saamayn leh, si aan marmarsiiyo lahaynna u sii kicinaya xasarad,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken.

- Advertisement -

“Ma jiro wax lagu salayn karo ficillada ay sameeyeen,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Blinken oo ka hadlayay shirka dalalka Aasiya.

Shiinaha ayaa arrintan uga jawaabay booqasho ay Taiwan dhawaan ku tagtay Afhayeenka Golaha Wakiillada Mareykanka, Nancy Pelosi. Booqashadaas oo ay xukuumadda Beijing ka digaysay in muddo ah ayaa horseedday howgallada militeri ee sida wayn khalkhalka u geliyay Taiwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts