HomeCaalamkaRuushka oo awooddiisa dhanka Badda dhisaya si uu ula tartamo Mareykanka

Ruushka oo awooddiisa dhanka Badda dhisaya si uu ula tartamo Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in dalkiisu uu damacsan yahay inuu noqdo “awood weyn oo dhanka badda ah,” oo la tartami doonta Maraykanka saamayn ahaan. Mr Putin ayaa hadalkan ka sheegay magaalada St Petersburg oo uu ka qeyb galayay dabaaldegyo lagu xusayay maalinta ciidamada badda ee Ruushka oo sanadkiiba mar la qabto. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in dalkiisu uu damacsan yahay inuu noqdo “awood weyn oo dhanka badda ah,” oo la tartami doonta Maraykanka saamayn ahaan.

Mr Putin ayaa hadalkan ka sheegay magaalada St Petersburg oo uu ka qeyb galayay dabaaldegyo lagu xusayay maalinta ciidamada badda ee Ruushka oo sanadkiiba mar la qabto. Waxa uu ka digay in waxa uu ugu yeeray “damaca Mareykanka ee ah in uu xukumo badaha” uu ka dhigan yahay mid ka mid ah khatarta ugu weyn ee Ruushka, oo ay weheliso is-ballaarinta NATO.

- Advertisement -

Ruushka, ayaa ballan qaaday, in uu dhawaan la wareegi doono gantaalka Zircon hypersonic, kaas oo loogu talagalay in uu kaga jawaabo wax kasta oo xad gudub ku ah qaranimada iyo madaxbaanida Ruushka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts