HomeWararMadaxweyne Farmaajo, RW Rooble iyo Qoorqoor oo kulan gaar ah yeeshay

Madaxweyne Farmaajo, RW Rooble iyo Qoorqoor oo kulan gaar ah yeeshay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada. Warar la helayo ayaa sheegaya in kulanka oo saacado badan qaatay looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashooyinka dhacaya dhammaadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada.

Warar la helayo ayaa sheegaya in kulanka oo saacado badan qaatay looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashooyinka dhacaya dhammaadka sandkaan 2020/2021 iyo qodobo kale oo qorsheysan.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Fahad Yaasiin Xaaji Daajir, waxaana kulankaas uu ahaa mid Albaabada ay u xirnaayeen oo u dhexeeyay Madaxda kulmay oo kaliya.

Kulankan ayaa ku soo aaday xilli xaalada siyaasadeed ee dalka ay marxalad xasaasi ah mareyso, isla markaana muran uu ka taagan yahay Guddiyadda doorasho ee dhowaan la magacaabay, ayna siweyn uga soo horjeedan Musharaxiinta xilka Madaxweynaha.

Lama oga in si gaar ah kulanka loogu falanqeyay Arrinta Guddiyada doorashada heer dowlad goboleed iyo kuwa heer Federaal, maadaama Musharaxiinta Mucaaradka bayaan ay soo saareen kaga dalbaday dowladda inay kala dirto Guddiyada doorashada oo lagu daray Askar ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo shaqaalaha rayidka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts