HomeWararMaamulka G/Banaadir oo mar kale si kulul ugu jawaabay Musharaxiinta

Maamulka G/Banaadir oo mar kale si kulul ugu jawaabay Musharaxiinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mar kale ka Jawaabay Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha, kaasi oo ahaa mid loogu jawaabayay hadalkii maalmo kahor kasoo yeeray Duqa Muqdisho Cumar Finish. Qoraal dheer oo kasoo baxay Maamulka Gobolka ayaa waxaa lagu sheegay inay aad ugu xukun yihiin Qoraalkii Jimcihii kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweynaha oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mar kale ka Jawaabay Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha, kaasi oo ahaa mid loogu jawaabayay hadalkii maalmo kahor kasoo yeeray Duqa Muqdisho Cumar Finish.

Qoraal dheer oo kasoo baxay Maamulka Gobolka ayaa waxaa lagu sheegay inay aad ugu xukun yihiin Qoraalkii Jimcihii kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweynaha oo eedeyn Culus loogu jeediyay Madaxda Qaranka iyo Guddoomiye Cumar Finish.

- Advertisement -

Maamulka Gobolka ayaa Qoraalkii Musharaxiinta ku tilmaamay inuu ahaa mid laga leeyahay danno siyaasadeed, isla markaana loogu adeegayo dalal shisheeye, sidoo kalena eeda loo jeediyay Madaxda aanay sal iyo raad toona laheyn.

Sidoo kale Maamulka Gobolka ayaa hoggaanka Bulshada rayidka Soomaaliyeed, aqoonyahanada, siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ugu baaqay inay si wadajir ugu midooban nabadda iyo horumarka ka jira Caasimadda dalka ee Muqdisho.

“Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu mar kale ka digayaa hab-dhan kasta (Hadal iyo Ficil) ee dhiiragelinaya dib u dhac iyop xasilooni darro taasoo keeni karta natiijo aan la mahdin, mana oggolaanayo Maamulka Gobolka marnaba inay taasi dhacdo” ayuu yiri Qoraalka kasoo baxay Mamaulka.

- Advertisement -

Si kastaba Qoraalkaan ayaa kusoo aadayaa, iyadoo Musharaxiinta Madaxweynaha ay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo uu qaadan doono Mas’uuliyada iyo Natiijada ka dhalata ficilada ay ku howlan tahay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble, sidoo kalena eedeyn Culus loogu jeediyay Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo munaatiqiin ku tilmaamay Musharaxiinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts