HomeWararMaamulka Galmudug oo daah-furtay Istiraatiijiyadda Waxbarashada

Maamulka Galmudug oo daah-furtay Istiraatiijiyadda Waxbarashada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa daah-furay diyaarinta Istaraatiijiyadda waxbarashada Galmudug muddada shanta sano ee soo socota. Munaasbaddan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa kasoo qeyb galay Xubno ka tirsan goleyaasha DGM, Maamulka iyo Macallimiinta dugsiyada, Madaxda Jaamacadaha iyo Hay’adaha daneeya arrimaha waxbarashada, masuuliyiin iyo hawlwadeenno ka tirsan wasaaradda waxbarashada, Hiddaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa daah-furay diyaarinta Istaraatiijiyadda waxbarashada Galmudug muddada shanta sano ee soo socota.

Munaasbaddan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa kasoo qeyb galay Xubno ka tirsan goleyaasha DGM, Maamulka iyo Macallimiinta dugsiyada, Madaxda Jaamacadaha iyo Hay’adaha daneeya arrimaha waxbarashada, masuuliyiin iyo hawlwadeenno ka tirsan wasaaradda waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta sare ee Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweyne Qoorqoor oo khubad ka jeediyey daahfurka istaraatiiyadda waxbarashad ee Galmudug ee 2021-2025 ayaa ku ammaanay wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug bilowga diyaarinta qorshahaan muhiimka ah ee ka tarjumi doona baahiyaha Waxbarashada deegaanada Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts