HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa Lataliye u magacaabay Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiskiisa. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa xilka Lataliyaha Sare ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur. Magacaabista Lataliye Maxamed Ibraahim ayaa timid, kadib markii la arkay in baahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa Lataliye u magacaabay Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiskiisa.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa xilka Lataliyaha Sare ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur.

- Advertisement -

Magacaabista Lataliye Maxamed Ibraahim ayaa timid, kadib markii la arkay in baahi loo qabo qabiir xaga Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts