HomeWararSOMTEL oo dabooshay baahida Internet la'aanta ka jirta Koonfurta Soomaaliya  

SOMTEL oo dabooshay baahida Internet la’aanta ka jirta Koonfurta Soomaaliya  

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa weli cilad ay ka jirtaa Khadka Internet-ka ee Koonfurta dalka Soomaaliya oo saakay dadka kunool Koonfurta ay kusoo waaberiisteen Cilad heysata Adeega Internet-ka. Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha sida dareemay cilada ku timid Adeega Internet-ka, hayeeshee Shirkadda SOMTEL ayaa Maanta dabooshay baahida Internet la’aanta jirtay. War-saxaafadeed kasoo baxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa weli cilad ay ka jirtaa Khadka Internet-ka ee Koonfurta dalka Soomaaliya oo saakay dadka kunool Koonfurta ay kusoo waaberiisteen Cilad heysata Adeega Internet-ka.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha sida dareemay cilada ku timid Adeega Internet-ka, hayeeshee Shirkadda SOMTEL ayaa Maanta dabooshay baahida Internet la’aanta jirtay.

- Advertisement -

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Sare Shirkadda SOMTEL ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta ay dabooleen baahida Internet la’aanta jirta Koonfurta dalka Soomaaliya, isla markaana ay weli diyaar u yihiin inay bulshada haqibtiraan.

Sidoo kale War-saxaafadeedka Shirkadda ayaa lagu sheegay in SOMTEL iyo Djibouti Telecom ay si wadajir ah u maal-geliyeen Mashruuca Khadka labaad ee Xarrigga Fiber Optic oo laga howl-geliyay Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale Siihayaha Wasiirka Boostada Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda Xukuumadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan uga mahadceliyay Shirkadda SOMTEL oo si deg-deg uga jawaabtey baaq horey uga soo baxay dowladda Federaalka ee ahaa helitaanka xarrigga labbaad Internet-ka Muqdisho.

- Advertisement -

 Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Shirkadda SOMTEL.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts