HomeWararDigniin laga soo saaray Hoteelada ku yaalla Magaalo ka tirsan Somaliland

Digniin laga soo saaray Hoteelada ku yaalla Magaalo ka tirsan Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee Somaliland ayaa soo saaray Digniin Cusub oo ku socota Milkiilayaasha Hoteelada ku yaalla halkaas, kadib Qoraal kasoo baxay Maamulka. Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo Qoraal soo saaray ayuu ku amray Milkiilayaasha Hoteelada Laascaanood in aan hoteelada lagu qaban karin shirar iyo munaasabado lagu taageerayo Musharixiinta Madaxtinimada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee Somaliland ayaa soo saaray Digniin Cusub oo ku socota Milkiilayaasha Hoteelada ku yaalla halkaas, kadib Qoraal kasoo baxay Maamulka.

Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo Qoraal soo saaray ayuu ku amray Milkiilayaasha Hoteelada Laascaanood in aan hoteelada lagu qaban karin shirar iyo munaasabado lagu taageerayo Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya iyo wixii lid ku ah Madaxtinimada Somaliland.

- Advertisement -

Qoraalka Guddoomiye Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa waxaa lagu xusay in Digniinta lasoo saaray ay tahay midii ugu dambeeysay ee loo dirayo Milkiilayaasha Hoteelada Magaalada Laascaanood, sidoo kalena cidii fulin weyda laga qaadayo tallaabo adeg.

Ugu dambeyn Booliska Somaliland ee Gobolka Sool ayaa la faray inay la socdaan dhaq-dhaqaayada Hotelaada Laascaanood iyo Guriyaha ku yaalla Magaalada, waxaana la tilmaamay in tallaabo sharci ah laga qaado doono cidii ku xad-gudubta amarka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Sool.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts