HomeWararKulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa Goordhaw Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 18-aad kalfadhiga 7-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa shir Guddominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa kulankaas goobjoog ka ah 142 Xildhibaan. Ajendaha kulanka ayaa ah dhameystirka iyo U Codeynta Wax ka Bedelka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhaw Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 18-aad kalfadhiga 7-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa shir Guddominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa kulankaas goobjoog ka ah 142 Xildhibaan.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaa ah dhameystirka iyo U Codeynta Wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda, iyadoo Xildhibaanada Golaha ay horey Sharcigaas usoo marsiiyeen Akhrinta Koowaad iyo labaad.

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha kulanka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts