HomeWararDowladda oo ka hadashay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee la galay

Dowladda oo ka hadashay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee la galay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta soo xiray imtixaanka Fasalka 12-aad oo Shantii Maalin ee la soo dhaafay ka socday dalka islamarkana ay u fariisteen in kabadan 34, 600 oo arday. Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta soo xiray imtixaanka Fasalka 12-aad oo Shantii Maalin ee la soo dhaafay ka socday dalka islamarkana ay u fariisteen in kabadan 34, 600 oo arday.

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa u mahadceliyey cidkasta oo qeyb ka qaadatay oo ay ugu horeeyaan waalidiinta, ardayda iyo Ciidamada Amniga oo qeyb muhiim ka qaatay.

- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf ayaa sheegay in imtixaanku uu ku soo dhamaaday Jawi Dagan, isla markaana ay ardayda Soomaaliyeed muujiyeen dadaalkoodo ku aadaan waxbarashada. Waxa uuna u mahadceliyay waalidiinta waxa uuna ardayda u rajeeyay natiijo wanaagsan.

Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay inay xir xireen dad faro badan oo ku howlanaa qal-qal-gelinta imtixaanka, isla markaana waxaa uu tilmaamay inay si adag ula xisaabtami doonna dhammaan dadka caadeystay in ay imtixaanka siyaasadeeyaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts