HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharci muhiim ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharci muhiim ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa. Kulanka oo ahaa midkii 18-aa ee kalfadhiga 7-aad ee Golaha ayaa waxaa Shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa ka qeyb galay 142 Xildhibaan. Xildhibaanada ayaa dood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa.

Kulanka oo ahaa midkii 18-aa ee kalfadhiga 7-aad ee Golaha ayaa waxaa Shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa ka qeyb galay 142 Xildhibaan.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa dood dheer ay yeesheen, waxaa ay ku ansixiyeen Wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda oo horey Mudanayaasha Baarlamaanka Akhrinta Koowaad iyo labaad u marsiiyeen.

137 Xildhibaan ayaa ogolaatay in la ansixiyo Wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda, waxaa diiday Saddex Xildhibaan, halka 2 Mudane ay ka aamuseen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa ku dhawaaqay natiijada kasoo baxday Coddeeynta, isla markaana waxaa uu shaaciyay in Xildhibaanada ay ansixiyeen wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts