HomeWararTaiwan oo War kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya Somaliland

Taiwan oo War kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Arrimaha dibedda dalka Taiwan  Ali Yang ayaa waxaa shalay oo Khamiis aheyd uu sheegay in qorshayaashii dhaqan gelinta xiriirkii diblumaasi ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan uu soo socon doono, isla markaana uu wanaagsna yahay xiriirka labada dhinac. Waxaa uu sheegay Wasiirka in waqtigaan aan dib loo furi doonin duulimaadyada labada dhinac sababo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibedda dalka Taiwan  Ali Yang ayaa waxaa shalay oo Khamiis aheyd uu sheegay in qorshayaashii dhaqan gelinta xiriirkii diblumaasi ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan uu soo socon doono, isla markaana uu wanaagsna yahay xiriirka labada dhinac.

Waxaa uu sheegay Wasiirka in waqtigaan aan dib loo furi doonin duulimaadyada labada dhinac sababo la xiriira  faafida Cudurka halista ah ee Coronavirsus, hayeeshee markii uu damaado Cudurka dib loo furayo.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibedda dalka Taiwan ayaa waxaa uu tilmaamay in Somaliland ay sii doonaan teerada ku aadan arrimaha diblomaasiyada.

Dhawaan ayay aheyd markii Taiwan aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, isla markaana ay kala saxiixdeen heshiisyo Cusub, waxaana halkaas tegay Wasiirka Arrinaha dibadda Maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts