HomeWararPuntland oo gacanta ku dhigtay Qamri iyo ragii watay

Puntland oo gacanta ku dhigtay Qamri iyo ragii watay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland ee ku sugan degmada Badhan ee Gobolka  Sanaag ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal kala sameeyay xaafado ka tirsan degmadaas. Ciidamada Puntland ayaa howlgalka inta uu socday waxaa ay kusoo qabteen maandooriyaha Qamriga, Bastoolado iyo ragii ka ganacsanaayay qamriga la qabtay. Taliska Qaybta Booliska Gobolka ayaa warbaahinta u sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland ee ku sugan degmada Badhan ee Gobolka  Sanaag ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal kala sameeyay xaafado ka tirsan degmadaas.

Ciidamada Puntland ayaa howlgalka inta uu socday waxaa ay kusoo qabteen maandooriyaha Qamriga, Bastoolado iyo ragii ka ganacsanaayay qamriga la qabtay.

- Advertisement -

Taliska Qaybta Booliska Gobolka ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalka la sameeyay uu ahaa mid qorsheysan uuna Ujeedkiisa ahaa mid lagu xaqiijinay amniga.

Sidoo kale Taliyaha ayaa digniin u diray dadka Badhan soo geliya maandooriyaha Qamriga, wuxuuna xusay in sharciga la tiigsan donaan Cid kasta oo Khal khal gelinaysa amniga
Badhan.

Ugu dambey ayaa waxaa uu tilmaamay Taliyaha in howlgalada noocaan oo kale ah ay Ciidamada Puntland sii wadi doonaan, isla markaana lagu doonayo in looga hortego falalka amni darro oo xiliyada qaarkood dhaca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts