HomeWararDowladda oo shaacisay tiradii ugu badneyd ee ka bogsatay COVID-19

Dowladda oo shaacisay tiradii ugu badneyd ee ka bogsatay COVID-19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in saacadihii lasoo dhaafay ay Cudurka halista ah ee COVID-19 ka bogsadeen in ka badan 60 qof oo kamid ahaa bukaannadii uu horey ugu dhacay Cudurka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 10 xaalado cusub oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in saacadihii lasoo dhaafay ay Cudurka halista ah ee COVID-19 ka bogsadeen in ka badan 60 qof oo kamid ahaa bukaannadii uu horey ugu dhacay Cudurka.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 10 xaalado cusub oo COVID-19 ah, isla markaana dadkaas la geliyay xaalad karantiil ah si aysan u faafin Cudurka.

- Advertisement -

7 kamid ah xaaladaha cusub waxaa laga diiwaan geliyay Somaliland, Jubbaland 2 iyo Gobolka Banaadir oo hal qof, waxaana Cudurka uu u muuqdaa kasii yaraanaya gudaha Soomaaliya.

Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay waxey noqdeen 3,038 qof,
waxaa ka bogsooday 1,209 ruux, waxaana guud ahaan dalka ugu geeriyooday 92.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts