HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay duleedka Gaalkacyo

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay duleedka Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal  Khasaaro geystay oo saaka ka dhacay duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaas oo u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkaas ayaa waxaa sigaar ah uga dhacay Taaroge oo ka tirsan Gobolka Mudug, waxaana  maleeshiyaadka la dagaalmay ay kasoo kala jeedan maamulka Galmudug iyo Puntland, iyadoo dagaalka uu socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal  Khasaaro geystay oo saaka ka dhacay duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaas oo u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed.

Dagaalkaas ayaa waxaa sigaar ah uga dhacay
Taaroge oo ka tirsan Gobolka Mudug, waxaana  maleeshiyaadka la dagaalmay ay kasoo kala jeedan maamulka Galmudug iyo Puntland, iyadoo dagaalka uu socday saacado dhowr ah.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyooday dagaaalka, halka 5 qof kalena dhaawac uu soo gaaray, kuwaasi oo dhamaantood la sheegay inay yihiin labada dhinac ee dagaalamay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalka uu yahay mid soo noq noqday, isla markaana salka ku haaya Dhul daaqsimeed iyo Aanoyin qabiil oo weli xal aan xal laga gaari, iyadoo dhowr jeer la sameeyay dadaadlo nabadeed.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulada Puntland iyo Galmudug oo ay uga hadlayaan dagaalkii saakay kasoo cusboonaaday deegaanka Taaroge ee ku yaalla duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts