HomeWararDad hor leh oo qaba Cudurka COVID-19 oo laga helay Somaliland

Dad hor leh oo qaba Cudurka COVID-19 oo laga helay Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada kasoo baxday dad dhowr ah oo looga shakisnaa Cudurka COVID-19, kuwaas oo qaarkood laga helay Cudurkaas. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay Cudurka laga helay 8 ruux, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay lagu ogaaday inay qabaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada kasoo baxday dad dhowr ah oo looga shakisnaa Cudurka COVID-19, kuwaas oo qaarkood laga helay Cudurkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay Cudurka laga helay 8 ruux, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay lagu ogaaday inay qabaan Cudurka.

- Advertisement -

Dadka laga helay Cudurka oo dhamaantood rag ah ayaa waxaa ay 5 kamid ah ku sugan yihiin Magaalada Berdera, halka qof kalena uu degan yahay Hargeysa iyo 2 qof oo ku sugan Burco.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu xusay in hal qof uu Cudurka ugu geeriyooday halkaas, isla markaana ahaa Nin da’diisuna aheyd 85jir oo maalmihii lasoo dhaafay la jiifay Cudurka.

Tirada guud ee Cudurka COVID-19 laga helay deegaanada Somaliland ayaa gaartay 139, waxaana Cudurka halkaas ugu geeriyootay 10 ruux, halka ay Cudurka ka bogsatay dhowr qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts