HomeWararSaraakiil Ciidan oo gaaray Magaalo ay ka taagan tahay Xiisad 

Saraakiil Ciidan oo gaaray Magaalo ay ka taagan tahay Xiisad 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Guutada 15-aad ee qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka General Mascuud Maxamed Warsame iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray  Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Ujeedka Taliye Mascuud u tegay Caabudwaaq ayaa waxaa ay tahay sidii loo xalin lahaa xiisad u dhexeeysa Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka ee ku sugan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Guutada 15-aad ee qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka General Mascuud Maxamed Warsame iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray  Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ujeedka Taliye Mascuud u tegay Caabudwaaq ayaa waxaa ay tahay sidii loo xalin lahaa xiisad u dhexeeysa Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka ee ku sugan halkaas, iyadoo xiisadaas laga dareemayay Magaalada.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu sugan yahay General Mascuud Maxamed Warsame Caabudwaaq ayaa waxaa uu kulamo kala duwan ka qaadan doonaa Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug.

Taliyaha Guutada 15-aad ee qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga ayaa shalay dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dalka Galmudug, kadib marii maalmihii lasoo dhaafay uu ku sugnaa Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts