HomeWararDad Soomaali ah oo ku sugan Kenya oo laga helay Cudurka COVID-19

Dad Soomaali ah oo ku sugan Kenya oo laga helay Cudurka COVID-19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay diiwaan-gelisay kiisas Cusub oo ah Cudurka halista ah ee Coronavirus oo saameyn ballaaran ku yeeshay Caalamka oo dhan. Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay Cudurka COVID-19 laga helay 25 Ruux, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay lagu ogaaday inay Cudurka qabaan. Dadka laga helay Cudurka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay diiwaan-gelisay kiisas Cusub oo ah Cudurka halista ah ee Coronavirus oo saameyn ballaaran ku yeeshay Caalamka oo dhan.

Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay Cudurka COVID-19 laga helay 25 Ruux, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay lagu ogaaday inay Cudurka qabaan.

- Advertisement -

Dadka laga helay Cudurka oo isugu jira 23 ruux  oo rag iyo 3 Haween ayaa waxaa ay ku sugan yihiin deegaano ka tirsan Kenya, kuwaasi oo si deg deg ah loo geliyay xaalad karantiil ah.

Xoghayaha Maamulka Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Kenya Rashiid Amaan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in 25-ka qof ee laga helay COVID-19 ay ku jiraan laba ruux oo Soomaali ah, halka inta kalena ay yihiin Kenyaati.

Isaga oo sii hadlaayay Xoghayaha ayuu tilmaamay in labada qof ee Soomaalida ah ka yimideen dhaka Xerooyinka Qaxootiga Dhahaab ee Ifo iyo Dhagaxley ee ku yaalla Magaalada Gaarisa.

- Advertisement -

Si kastaba Tirada dadka laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus ee dalka Kenya ayaa gaareysa 44,851 qof, halka ay Cudurka u geeriyoodeen in ka badan 50 qof, waxaana ka bogsatay 336 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts