HomeWararDil ka dhacay Degmada Afgooye iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Degmada Afgooye iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Afgooye, waxaana goobjoogyaal ay sheegeen in Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowladda ay toogteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado. Intaas kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka.

Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Afgooye, waxaana goobjoogyaal ay sheegeen in Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowladda ay toogteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado.

- Advertisement -

Intaas kadib ragii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana goobta sida caadada aheyd tegay Ciidamo ka tirsan dowladda, kuwaasi oo halkaas ka qaaday Meydka Askariga la toogtay.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Askariga la dilay uu ahaa mid caan ka ah gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana uu ka howlgeli jiray halkaas.

Degmada Afgooye ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag dhalinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado, waxaana inta badan dilalkaas sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts