HomeWararDagaal xoogan oo ka socda duleedka Gaalkacyo

Dagaal xoogan oo ka socda duleedka Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed. Dagaalka ayaa waxaa uu sigaar ah uga socdaa deegaan lagu magacaabo Taar-roge, waxaana lasoo sheegayaa in Maleeshiyaadka dagaalamaya ay kasoo kala jeedaan Puntland iyo Galmudug. Wararka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed.

Dagaalka ayaa waxaa uu sigaar ah uga socdaa deegaan lagu magacaabo Taar-roge, waxaana lasoo sheegayaa in Maleeshiyaadka dagaalamaya ay kasoo kala jeedaan Puntland iyo Galmudug.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalka la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana dadka deegaanka ay maqlayaan dhawaqa rasaasta la isdhaafsanayo.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la tilmaamaa inuu jiro oo ka dhashay dagaalkaas, in kastoo aan si rasmi ah loo ogeyn, maadaama aaga uu dagaalka ka socdo uu yahay mid adeg in xog laga helo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts