HomeWararTaliyihii Xabsiga Dhexe oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la...

Taliyihii Xabsiga Dhexe oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo ahaa Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay ayaa si rasmi ah xilkii looga qaaday, iyadoona Taliye Cusub loo magacaabay Xabsiga Dhexe. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxaa la sheegay in Taliyihii  Xabsiga Dhexe ee Jeneraal Xirsiile uu shaqada dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo ahaa Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay ayaa si rasmi ah xilkii looga qaaday, iyadoona Taliye Cusub loo magacaabay Xabsiga Dhexe.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxaa la sheegay in Taliyihii  Xabsiga Dhexe ee Jeneraal Xirsiile uu shaqada dib ugu soo celiyay, kadib markii horey shaqada looga joojiyay.

- Advertisement -

Sidoo kale Dowladda ayaa la tilmaamay inay kahor tegtay tallaabada shaqada loogu soo celiyay Taliyihii  Xabsiga Dhexe, iyadoona ugu dambeyntii xilka qaadis lagu sameeyay.

Gaashaanle Sare Aadan Xuseen Kulmiye ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Xabsiga Dhexe ee Xamar, isagoo bedelaya Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile.

Si kastaba Jeneraal Xirsiile ayaa horey loogu Eedeeyay inuu Isbitaalka ku yaalla Muqdisho kala soo baxay bukaan Xabsiga Dhexe ku xanuunsaday oo ay dhakhaatiirta Xabsiga sheegeen inaan wax looga qaban karin isbitaalka ku yaal gudaha xabsiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts