HomeWararAl-shabaab oo la wareegay Saldhig Ciidan oo ku yaalla Gobolka Baay

Al-shabaab oo la wareegay Saldhig Ciidan oo ku yaalla Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab ayaa saakay waxaa uu ka dhacay deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wararka aan ka heleyno deegaan lagu magacaabo Cara-gaduud oo u dhaw Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Koonfur Galbeed halkaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab ayaa saakay waxaa uu ka dhacay deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wararka aan ka heleyno deegaan lagu magacaabo Cara-gaduud oo u dhaw Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Koonfur Galbeed halkaas ay ku leeyihiin, waxaana goobta ka dhacay dagaal kooban.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Al-shabaab iyo Ciidanka Koonfur Galbeed ay isdhaafsadeen rasaas xoogan, waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac  oo aan weli la xaqiijin.

War qoraal ah oo lagu daabacay Baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ku sheegteen inay dagaal kula wareegeen deegaanka Cara-gaduud oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Koonfur Galbeed, isla makaana gacanta ay ku dhigeen hub.

Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana ay uga hadlaayan wararka sheegaya in Al-shabaab ay la wareegeen gacanta ku heynta deegaanka Cara-gaduud oo u dhaw Garoonka diyaaradaha Magaalada Baydhabo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts