HomeWararMadaafiic lagu garaacay deegaano ka tirsan Sh/Hoose iyo Khasaaro ka dhashay

Madaafiic lagu garaacay deegaano ka tirsan Sh/Hoose iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno deegaano hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka  AMISOM ay ku leeyihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaano hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka  AMISOM ay ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Buufow oo hoostaga Marka, waxaana intaas kadib halkaas ka dhacay dagaal kooban.

- Advertisement -

Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Ciidanka AMISOM ay dagaalka kadib madaafiic badan ay ku gaareen deegaano hoostaga Magaalada Marka, isla markaana uu ka dhashay Khasaaro.

Sidoo kale Qofka la hadlay Dalsan ayaa sheegay in ku dhawaad 5 ruux oo dad shacab ah ay ku dhaawacmeen Madaafiicda ay rideen Ciidanka AMISOM, waxaana dadka qaarkood soo gaaray dhaawacyo Culus.

Majiro weli wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay uga hadlayaan dadkii shacabka ahaa ee xalay waxyeelada kasoo gaartay Madaafiic ay rideen Ciidanka AMISOM ee halkaas ku sugan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts